Prof Cabdi Ismaacil Samatar: Ethiopia ayaa abuurtay Al-Shabab (Daawo)
Dood uu qabtay TV-ga Aljazeera ayaa Prof. Cabdi Ismaacil Samatar waxa uu ku sheegay in tagitaankii ciidamada Ethipia ee dalka Somalia ay abuurtay halista iminka caalamka ka qeylinayo ee Al-Shabab.
Prof. Samatar oo dhiga University of Minnesota ayaa wxaaa dooda kala qeyb galay Alem Hailu, oo dhiga jaamacadda Howard University qeybta African Studies iyo Mark Schroeder, oo ah agaasimaha of Sub-Saharan Africa Analysis for Stratforoo ah shirkad ka shaqeysa sirdoonka caalamiga ah.
Short URL: http://www.caasimadda.com/?p=5872