Post Tagged with: "Kooxaha Uganda iyo Kenya oo berri cayaari doona finalka koobka bariga iyo bartamaha Africa"

Uganda iyo Kenya oo berri cayaari doona finalka Cecafa Cup.

December 7, 2012 7:45 PM0 comments
Uganda iyo Kenya oo berri cayaari doona finalka Cecafa Cup.

Kampala (Caasimada Online) Kooxaha qaranka Uganda iyo Kenya ayaa soo gaaray ciyaarta kama dambeesta ee koobka bariga iyo bartamaha Africa, oo hadda ka socda waddanka Uganda. Labada xul ayaa maalinta berri isku arki doona markale ciyaarta Finalka koobka Cecafa Tusker, kaddib markii khamiirtii ay kala badiiyeen kooxaha Tanzania iyo Zanzibar. […]

Sii Akhri ›